Nin Jirdil iyo Xabsi ku muteestay Funaanada Xulka Kubada cagta ee Qadar uu xirtay

Nin heesta dhalashada dalka  Britain ayaa lagu jir dilay sidoo kale lagu xiray dalka Imaraadaka Carabta ,kadib markii uu ninkaasi xirtay Funaanada Xulka kubada cagta ee dalka Qadar. Cali Ciise Axmed oo 26 jir heesta dhalashada dalka Britain ayaa lagu weeraray magaalada Abu Dhabi, kadib markii markii la arkay isaga oo xiran maaliyada Xulka kubada cagta … Continue reading Nin Jirdil iyo Xabsi ku muteestay Funaanada Xulka Kubada cagta ee Qadar uu xirtay